Shil fool-xun oo ka dhacay gobolka Nugaal & dad badan oo ku dhintay (Sawirro)

Wararka naga soo gaaraya degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay shil gaari oo aad u fool xun. Shilkan ayaa yimid ka dib markii ay fooda is dareen gaari candho-meydle ah oo xawaare sare ku socday iyo gaari kale oo nooca raaxada ah. Gaariga candho-meydlaha ah ayaa la sheegay in … Continue reading Shil fool-xun oo ka dhacay gobolka Nugaal & dad badan oo ku dhintay (Sawirro)